Posts

Wararka Isboortig iyo xawilada

𝐍𝐀𝐘𝐌𝐀𝐑 𝐉𝐑

Image
 أجمل صباح هو ذلك الصباح الذي يأتي بعد فوز ‎#الهلال 👍 أسعد الله صباحكم بكل خير💙💙

Google's 25th Birthday! 27 September 2023

Image
  Google's 25th Birthday! 27 September 2023 Today’s Doodle celebrates Google’s 25th year. And while here at Google we’re oriented towards the future,  birthdays can also be a time to reflect. Let’s take a walk down memory lane to learn how we were born 25 years ago...  By fate or luck, doctoral students Sergey Brin and Larry Page met in Stanford University’s computer science program in the late ‘90s. They quickly learned they shared a similar vision: make the World Wide Web a more accessible place. The pair worked tirelessly from their dorm rooms to develop a prototype for a better search engine. As they made meaningful progress on the project, they moved the operation to Google’s first office — a rented garage. On September 27, 1998, Google Inc. was officially born.  Much has changed since 1998 — including our logo as seen in today’s Doodle — but the mission has remained the same: to organize the world’s information and make it universally accessible and useful. Bil...

Madaxweynaha Jubaland oo booqday degaanka Janaa Cabdalle

Image
  Madaxweynaha Jubaland oo booqday degaanka Janaa Cabdalle 8 Daqiiqo ka hor Axmed Madoobe Arag Fikradaha KISMAAYO —  Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa maanta booqday Deegaanka Janaa Cabdalle oo Galbeedka kaga beegan Magaalada Kismaayo. Booqashadan ayaa ah tii ugu horreysay ee uu halkaas ku tago kadib markii degaanka lagala wareegay Al-Shabaab bishii Janaayo. Madaxweynaha Jubaland ayaa halkaasi kula hadlay cutubyo katirsan Ciidamada maamulka iyo kuwa federaalka. Faah-faahinta warkaasi waxaa Kismaayo kasoo diray wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.

Jacaylku waa nolol noloshuna waa jacayl

Image
  Jacaylku waa nolol noloshuna waa jacayl  Iyadoo qadka uga sheekeyneyso ayey seexatay markaas ayuu sawir gacmeed ka sameeyay! Hadduu Soomaali ahaan lahaan inta baxo ayuu saaxiibtiis labaad u sheekeyn lahaa.😁😁

1991 waxaa la khaarajiyey madaxweynihii 25aad ee maraykanka (william mckinley) waxaana khaarajiyey ninkasoohor jeeda nabada oo lagu magacaabi jirey (Leon czolgosz)

Image
1991 waxaa la khaarajiyey madaxweynihii 25aad ee maraykanka (william mckinley) waxaana khaarajiyey ninkasoohor jeeda nabada oo lagu magacaabi jirey (Leon czolgosz) 1910 waxaa dhacay qaraxweyn oo ka dhacay dhismaha wargeyska (Los angeles) oo lagu dilay 21qof  oo aan waxba galabsan dadkii masuulka ka ahaa qaraxa waxay ahaayeen labo qof oo kistaan ah 1914 waxaa la diley hogaamiye madaxeedkii Austria asaga iyo xaaskiisii iyo carruurtiisi midaas oo soo dadajisey inuu dhaco dagaalkii koobaad ee dunida waxaana dilka deysgay koos bosnia ah muslimna ma ahayn 1925 waxaa la qarxiyey kiniisad ku taala dalka (Bulgeria caasimadda sofia) oo ay ku dhinteen 100 qof in ka badan 500 oo qofna ay ku dhaawacmeen waana dhacdadii ugu weynayd ee Argagixisada ee ka dhacda dalkaas Bulgeria waxaana dhibka geystay shuciyiintii Bulgeria 1991 waxaa la khaarajiyey madaxweynihii 25aad ee maraykanka (william mckinley) waxaana khaarajiyey ninkasoohor jeeda nabada oo lagu magacaabi jirey (Leon czolgosz) 1910 waxaa dh...

Golaha Wasiirada oo loo gudbiyay arrin ku saabsan Bajaajleyda Muqdisho

Image
  Golaha Wasiirada oo loo gudbiyay arrin ku saabsan Bajaajleyda Muqdisho By  Rabiic Cabdiraxmaan - March 23, 2023 Muqdisho (Warda Media Online)  – Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa maanta guddoomiyey shirka todobaadlaha ee Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya, kaas oo looga hadlay arrimo muhiim ah. Kulank oo ay goobjoog ahaayeen inta badan xubnaha Golaha Wasiirada ayaa waxaa looga hadlay dhibaatooyinka ay la kulmaan Bajaajleyda, amniga iyo dagaalka Al-Shabaab. Ugu horreyn Golaha ayaa warbixin gaar ah ka dhageystay Guddiga ka talo-bixinta sidii looga hortagi lahaa dhibaatooyinka ay la kulmaan wadeyaasha Gaadiidka Bajaajta. Guddigan oo sameeyey daraasad, baaritaanno iyo xogwareysi ay la yeesheen wadeyaasha gaadiidka Bajaajta ayaa soo bandhigay tallooyin ka kooban illaa 18 qodob oo xal u ah dhibaatooyinka soo laalaabta ee ay la kulmaan Bajaajleydu. Golaha ayaa ballan-qaadan in la fulin doono dhammaan qodobadaasi, si wax loog...