Madaxweynaha Jubaland oo booqday degaanka Janaa Cabdalle

 

Madaxweynaha Jubaland oo booqday degaanka Janaa Cabdalle

8 Daqiiqo ka hor
Axmed Madoobe

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa maanta booqday Deegaanka Janaa Cabdalle oo Galbeedka kaga beegan Magaalada Kismaayo.

Booqashadan ayaa ah tii ugu horreysay ee uu halkaas ku tago kadib markii degaanka lagala wareegay Al-Shabaab bishii Janaayo.
Madaxweynaha Jubaland ayaa halkaasi kula hadlay cutubyo katirsan Ciidamada maamulka iyo kuwa federaalka.

Faah-faahinta warkaasi waxaa Kismaayo kasoo diray wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.

Comments

Popular posts from this blog

1991 waxaa la khaarajiyey madaxweynihii 25aad ee maraykanka (william mckinley) waxaana khaarajiyey ninkasoohor jeeda nabada oo lagu magacaabi jirey (Leon czolgosz)

Google's 25th Birthday! 27 September 2023