Posts

Showing posts from 2023

𝐍𝐀𝐘𝐌𝐀𝐑 𝐉𝐑

Image
 أجمل صباح هو ذلك الصباح الذي يأتي بعد فوز ‎#الهلال 👍 أسعد الله صباحكم بكل خير💙💙

Google's 25th Birthday! 27 September 2023

Image
  Google's 25th Birthday! 27 September 2023 Today’s Doodle celebrates Google’s 25th year. And while here at Google we’re oriented towards the future,  birthdays can also be a time to reflect. Let’s take a walk down memory lane to learn how we were born 25 years ago...  By fate or luck, doctoral students Sergey Brin and Larry Page met in Stanford University’s computer science program in the late ‘90s. They quickly learned they shared a similar vision: make the World Wide Web a more accessible place. The pair worked tirelessly from their dorm rooms to develop a prototype for a better search engine. As they made meaningful progress on the project, they moved the operation to Google’s first office — a rented garage. On September 27, 1998, Google Inc. was officially born.  Much has changed since 1998 — including our logo as seen in today’s Doodle — but the mission has remained the same: to organize the world’s information and make it universally accessible and useful. Bil...

Madaxweynaha Jubaland oo booqday degaanka Janaa Cabdalle

Image
  Madaxweynaha Jubaland oo booqday degaanka Janaa Cabdalle 8 Daqiiqo ka hor Axmed Madoobe Arag Fikradaha KISMAAYO —  Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa maanta booqday Deegaanka Janaa Cabdalle oo Galbeedka kaga beegan Magaalada Kismaayo. Booqashadan ayaa ah tii ugu horreysay ee uu halkaas ku tago kadib markii degaanka lagala wareegay Al-Shabaab bishii Janaayo. Madaxweynaha Jubaland ayaa halkaasi kula hadlay cutubyo katirsan Ciidamada maamulka iyo kuwa federaalka. Faah-faahinta warkaasi waxaa Kismaayo kasoo diray wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.

Jacaylku waa nolol noloshuna waa jacayl

Image
  Jacaylku waa nolol noloshuna waa jacayl  Iyadoo qadka uga sheekeyneyso ayey seexatay markaas ayuu sawir gacmeed ka sameeyay! Hadduu Soomaali ahaan lahaan inta baxo ayuu saaxiibtiis labaad u sheekeyn lahaa.😁😁

1991 waxaa la khaarajiyey madaxweynihii 25aad ee maraykanka (william mckinley) waxaana khaarajiyey ninkasoohor jeeda nabada oo lagu magacaabi jirey (Leon czolgosz)

Image
1991 waxaa la khaarajiyey madaxweynihii 25aad ee maraykanka (william mckinley) waxaana khaarajiyey ninkasoohor jeeda nabada oo lagu magacaabi jirey (Leon czolgosz) 1910 waxaa dhacay qaraxweyn oo ka dhacay dhismaha wargeyska (Los angeles) oo lagu dilay 21qof  oo aan waxba galabsan dadkii masuulka ka ahaa qaraxa waxay ahaayeen labo qof oo kistaan ah 1914 waxaa la diley hogaamiye madaxeedkii Austria asaga iyo xaaskiisii iyo carruurtiisi midaas oo soo dadajisey inuu dhaco dagaalkii koobaad ee dunida waxaana dilka deysgay koos bosnia ah muslimna ma ahayn 1925 waxaa la qarxiyey kiniisad ku taala dalka (Bulgeria caasimadda sofia) oo ay ku dhinteen 100 qof in ka badan 500 oo qofna ay ku dhaawacmeen waana dhacdadii ugu weynayd ee Argagixisada ee ka dhacda dalkaas Bulgeria waxaana dhibka geystay shuciyiintii Bulgeria 1991 waxaa la khaarajiyey madaxweynihii 25aad ee maraykanka (william mckinley) waxaana khaarajiyey ninkasoohor jeeda nabada oo lagu magacaabi jirey (Leon czolgosz) 1910 waxaa dh...

Golaha Wasiirada oo loo gudbiyay arrin ku saabsan Bajaajleyda Muqdisho

Image
  Golaha Wasiirada oo loo gudbiyay arrin ku saabsan Bajaajleyda Muqdisho By  Rabiic Cabdiraxmaan - March 23, 2023 Muqdisho (Warda Media Online)  – Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa maanta guddoomiyey shirka todobaadlaha ee Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya, kaas oo looga hadlay arrimo muhiim ah. Kulank oo ay goobjoog ahaayeen inta badan xubnaha Golaha Wasiirada ayaa waxaa looga hadlay dhibaatooyinka ay la kulmaan Bajaajleyda, amniga iyo dagaalka Al-Shabaab. Ugu horreyn Golaha ayaa warbixin gaar ah ka dhageystay Guddiga ka talo-bixinta sidii looga hortagi lahaa dhibaatooyinka ay la kulmaan wadeyaasha Gaadiidka Bajaajta. Guddigan oo sameeyey daraasad, baaritaanno iyo xogwareysi ay la yeesheen wadeyaasha gaadiidka Bajaajta ayaa soo bandhigay tallooyin ka kooban illaa 18 qodob oo xal u ah dhibaatooyinka soo laalaabta ee ay la kulmaan Bajaajleydu. Golaha ayaa ballan-qaadan in la fulin doono dhammaan qodobadaasi, si wax loog...

Ataxiyaadka

Image
 Mansha Allah kaga bogo YouTube channel keena 

Asc Dhamaan umada muslimiin tag ah Ramadan Mubarak

Image
Bismillahi,  Ramadan Mubarak Dhamaan Akhwaan muslimiin Alxamdulillah illaahay baa mahadleh caafimaad nagusoo gaarsiyey 😍  Dhammaan Umadda Muslimka ah gaar ahaan Umadda Soomaaliyeed waxaan ugu tahniyadaynayaa bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan, waa bil Khayr badan, waa bishii dambi dhaafka, naxariista iyo bishii naarta uu Rabbigeen SWT ka xoraynayay addoomadiisa, Allah mahad leh nabad qab nagu soo gaarsiiyay. Fadliga bishaan annagoo ka faa'iidaysanayna waxaan is xasuusinaynaa inaan badinno Cibaadada, sadaqada, kaalmaynta masaakiinta iyo aqrinta Quraamka Kariimka. اللهمَّ ارزقنا صيامَه وقيامَه وتلاوة القرآن فيه، اللهمَّ سلِّمْهُ لنا وتسلَّمْه منَّا وسلِّمْنا فيه وقد عفوت عنَّا وغفرت لنا، اللهم كما بلغتنا شهر رمضان، أعنّا على صيامه وقيامه وطاعاته، وتقبَّله مِنّا يا كريم. 

Kismaayo news

Image
  Kismaayo (Rabiic Market online )  –  Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud weli ku sugan magaallo xeebeedka Kismaayo ayaa ka hadlay arrin ay shalay oo Jimco ah sameeyeen ciidamada Xoogga iyo kuwa Daraawiishta Jubbaland ee ku sugan halkaasi, kadib markii ay qaadeen howlgal ka dhan ah Al-Shabaab Madaxweynaha ayaa marka hore boggaadiyay guusha ay ciidamada huwanta kasoo hoyeen howlgalkaasi oo ay kula wareegeen deegaano horleh. “Waan boggaadinayaa Ayada oo Jimco tahay howlgalladii ay galeen iyo guulihii ay kasoo gaareen iyo dhulkii ay shalay tageen,” ayuu yiri madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Sidoo kale waxa uu ku amaanay dadka deegaanka sida ay ugu diyaar garoobeen howlgallada Al-Shabaab looga saaro deegaanadaas, isaga oo ugu hambalyeeyay,. “Deegaankan dib u xoreynta si fiican ayey uga socotaa runtii waa deegaan ay dadkiisa isugu tashadeen inay horay u socdaan waan bogaadinayaa, waana hambalyeynayaa” ayuu sii raaciyay. Ugu dambeyn wuxuu...

Ilaali naftaada Ku hay niyadaada Inaad tahay nuurka Dhamaan nolosheyda

Image
  Ilaali  naftaada Kuhay niyadaada  Inaad tahay nuurka Dhamaan nolosheyda Erayo Naxariis Badan Waan ognahay in qof walba uu jecel yahay helitaanka ereyo naxariis badan oo uu ku muujiyo dareenkiisa balse taasi sahal ma noqon karto mararka qaarkood. Qof Aad Jeceshahay Sida Loo Soo JiitoErayo Romantic Ah Xasuusnoow, ma jiro hab “sax ah” oo loogu talagalay sida loo muujiyo qaddarinta iyo qiimaha kalgacalka. Xaaladaha qaarkood, odhaahda sida aad muujiso waxay xoojin kartaa xidhiidhka lamaanahaaga. Hadda waxaa laga yaabaa inaad is waydiineyso erayo naxariis badan oo jaceyl ah ama waxyaabo macaan oo aad u sheegto saaxiibtaa oo aanay hore u maqal. Hagaag, Murti &jeceyl  ayaa kuu heysa.  1. Macaan ma joojin karo ka fikirkaaga. 2. Had iyo jeer waxaad ahaan doontaa qaalideyda. 3. Ilaa maalintii aan kula kulmay, noloshaydu sidii hore way ka fiicnaatay. 4. Waxaan jeclahay inaan kaa qosliyo. 5. Waan ku jeclahay maanta. Berrina waan ku jeclaan doonaa iyo maalin kasta kadib...

Ayaadka TAFSIIRKEENA maanta

Image
Aayadahan waxay kasheekaynayaan jannada iyo sida laguugu adeegayo TAFSIIRKEENA MAANTA  Sidoo kale faahfaahin baan raaciyay iyo tafsiir xeel dheer. Walaal haka caajisin inaad wada akhridoh si dhib yar laguma diyaarinin lagumana qorin siina faafi Tafsiirka Suuratu Al-Insaan Darsigii 58aad  Eebe isagoo ehlu jannaha kawaramaya wuxuu yidhi: إِنَّ الْأَبْرَارَ يَشْرَبُونَ مِن كَأْسٍ كَانَ مِزَاجُهَا كَافُورًا ( 5 )  Baarriyiinta  (Waa Kuwii aduunka markii lajoogay Daacada Baari u,ahaa)waxay ka cabbi weel Buuxa ( oo khamri iyo sharaab kale ah) oo lagu Daray (cadarka) kaafuur. (Yacnii sharaab udgoon) عَيْنًا يَشْرَبُ بِهَا عِبَادُ اللَّهِ يُفَجِّرُونَهَا تَفْجِيرًا ( 6 ) (Sharaabkaasi) Waa il ay ka Cabbaan Addoomada Eebe, ayna ujiidaan (ay ucabayaan) say Doonaan, يُوفُونَ بِالنَّذْرِ وَيَخَافُونَ يَوْمًا كَانَ شَرُّهُ مُسْتَطِيرًا ( 7 )  Wayna oofiyaan Nadarka, (balamaha kama baxaan dadkaasi markay aduunka joogeen) waxayna ka yaabi ( waxay ka cabsan ) maalin sharkeedu f...

Waxaan ubax soo jariyo Waxaan kolba hees jacayl Dareen fog ka soo jumlado

Image
 Waxaan ubax soo jariyo Waxaan kolba hees jacayl Dareen fog ka soo jumlado Anuun baa jeex i maqan Dartii u jibaadayee Jid-bixi-wa caashaqii.❤ Waan ku jeclahay Waxaad tahay qofkii ugu quruxda badnaa ee aan arko Waxaad tahay noloshayda Waan kaa maqnaan doonin Waxaad tahay iftiinka nolosheyda Waxaan kaa raalli noqon doonaa markasta Waxaad tahay qalbiga iyo nafteyda Waxaad tahay qofka keliya ee aan jeclahay Waxaad tahay qofkii ugu qiimaha badnaa ee nolosheyda ku jira Waxaad tahay uurku igu jiraa Waxaad tahay qofkii ii oggolaaday inaan noqdo qofka aan maanta  tahay  Waxaad tahay qofkii ii oggolaaday inaan arko dunida sida ay uga qurux badan tahay Waxaad tahay xoogga iyo awoodda nolosheyda Waxaad tahay qofkii ii oggolaaday inaan dareemo dareenka jacaylka Waxaad tahay qofkii ii oggolaaday inaan dareemo farxada nolosha Waxaad tahay qofkii ii oggolaaday inaan dareemo nasiibka nolosha Waxaad tahay qofkii ii oggolaaday inaan dareemo raynraynta nolosha Waxaad tahay qofkii ii oggolaad...

lfexe / Getty Images/iStockphoto pile of 2 US dollars bills, finance concept

Image
© alfexe / Getty Images/iStockphoto  pile of 2 US dollars bills, finance concept If you have a $2 bill burning a hole in your pocket, you might want to think twice before spending it at a store. The bill itself might be worth a lot more than two dollars — as in thousands of dollars more. See the List: GOBankingRates’ Best Banks of 2023 Learn: 3 Signs You’re Serious About Raising Your Credit Score Certain $2 bills can fetch $4,500 and up on the  ollectibles market, according to the  U.S. Currency Auctions   (USCA) website. Just about all of the really valuable ones were printed in the 19 th   century. But even bills printed within the last 30 years might be worth hundreds of dollars — if you have the right one. The $2 bill was first printed in 1862 and is still in circulation today. It originally featured a portrait of Alexander Hamilton, but that changed with an 1869 redesign that put Thomas Jefferson on the bill. The most recent edition of the $2 bill was desig...

Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa maalmihii u dambeeyay cabsi xoogan ayaa lasoo darisyay

Image
  Cabsi weyn oo lasoo daristay kooxaha Alshabaab + Sababta By Rabiic Cabdiraxmaan-  March 1, 2023 Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa maalmihii u dambeeyay cabsi xoogan ay lasoo daristay kooxaha magaalada Muqdisho ku iibiya maandooriyaha iyo ciyaal-weerada oo iyagu dil iyo dhac ka geysta magaalada. Arrintan ayaa imaneysa maalmo kadib markii kooxda Al-Shabaab ay beesgi ku billowday kooxahaan oo muddooyinkii dambe dhibaato xoogan ku hayay shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Kooxda Al-Shabaab ayaa afartii habeen ee lasoo dhaafay sheegtay inay duleedka iyo gudaha magaalada Muqdisho ku dishay rag ay sheegeen inay ka ganacsanayeen daroogada noocyadeeda kala duwan, oo uu ku jiray mid kamid ah ganacsatada ugu waaweyn ee dhalinta Muqdisho ka gadi jirtay daroogada. Dilalka ugu badan ayaa dhacay saacadihii lasoo dhaafay, waxayna kooxda Al-Shabaab sheegatay in kooxo ciyaal weero ah ay ku soo afjartay degmooyin ay ugu horeeyaan Yaaqshiid iyo Heliwaa, ugu yaraan 7...

Waxaa kasi horreeyay dil kale oo ay Al-Shabaabka fuliyeen

Image
  Waxaa kasi horreeyay dil kale oo ay Al-Shabaabka fuliyeen deegaanka Tabeelaha Sheekh Ibraahim, kaas oo loo geystay nin lagu magacaabi jiray Cabduqaadir Carab   By Rabiic Cabdiraxmaan  Si kastaba, arrimahaan ayaa kusoo aadaya xilli ay kooxaha ciyaal-weerada markale kusoo laba kacleeyeen magaalada Muqdisho, kuwaasi oo dhibaato xoog leh ku hayay shacabka ku nool magaalada Muqdisho. RELATED ARTICLES Dowladda Mareykanka oo qaaday tallaabo ka dhan ah Cali Dheere-ha Al-Shabaab Sawirro: XASAN oo qorshe culus ka billaabaya Jubaland kadib heshiiskii Baydhaba Wasaaradda A/Dibedda oo ka laabatay qandaraaskii fadeexadda culus dhaliyey DF oo shirkad gaar ah u xirtay Visa-ha Kenya xilli uu musuq-maasuqa sii xoogeystay Shabaab oo ku jirta rafashadii ugu dambeysay ee dhaqaale iyo tallaabooyin ay qaaday Lix dal oo kulan ka dhacay Washington kasoo saaray go’aan ku saabsan Somalia Madaxweyne Xasan Sheekh iyo shacabka Xamar oo qarka u saaran ‘kala dhimasho’ Hay’adda d...

Dagaalkii waqooyiga Ethiopia wuu dhamaaday, Canfartu dagaalkaasi waxay ku waayeen dad aad u tito badan iyo adun lacag ah

Image
Dagaalkii waqooyiga Ethiopia wuu dhamaaday, Canfartu dagaalkaasi waxay ku waayeen dad aad u tito badan iyo adun lacag ah  waxayna ka dhaxleen ciidabkeena LIYUU BOLISKA abaabul ciidanimo(100%100, sidoo kale waxaa gacanta ugalay hub iyo saanad aad ubadan. Noocwalba oo hub ah way heshay, mid dawladu siisay iyo mid ay ka bililiqaysteen goobihii tplf iyo canfar lagu jabiyay. Hub tiro beel ah iyo abaabul balaadhan ayay heleen mudadii dagaalka waqooyi socday. Eega waxaa dhacay heshiis curdin ah oo wali dhaqangalintiisii socoto oo udheexeeya dawlada  iyo tplf. Waxaa labadii bilood ee lasoo dhaafay laga soo baxayay furimihii dagaalka, LIYUUGA ayaa noqonaysaa 2 arimood; hub noocwalba ah oo farabadan iyo abaabul ciidanimo oo midaysan. Waxay labadaasi arimood na ka muuqdaan dagaalkan cusub iyo culayska dheeriga ah ee ay hada lasoo wajaheen dhanka Somalida. Dabcan waa arin ubaahan in lagu xisaabtamo. Canfar waxbaa usoo kordhaye ha lagu talogalo oo yaan sidii hore la moodin. Arinta kale ee ...

Said Maxamed cabdulle xasan

Image
  Nin kalaba naftiisa ha hafree, Sayid Maxammad Cabdille Xasan (AUN) wuxuu ahaa gabyaa aad ugu horreeya hal-abuurka iyo halgamaa ku adag oo walib run-sheeg ah. Gabaygaan hoose oo ah mid siyaasadeed oo uu ku xodxodanaayo tol Soomaaliyeed oo uu maaggana inuu ku soo daro halgankii dheeraa ee kadhanka ahaa shisheeyihii dhinac walba dalka uga yimid, wuxuu ka mid yahay gabayada mucda cuslus oo haddana xanbaarsan suugaan qiro leh. Waxaan isku daynay qeexidda erayada qaar, toosinta qeexiddaasi u baahatana waa inoo wada furan tahay: Xasanow hub qaaddaye haddaad, naga hagaageyso       Hiyigaad  ka sare joogsatey,  hibatay laabtiiye      Haddaad hiirta waaberi sengaha,  halabsatoo  fuusho      Habaas idinku duula iyo boor,  hiriba mooyaane      Hillinkaad  ku dhici waa midaan, laga habaabayne      Waa tuu  haloosiga  ahaa, tan iyo  Hiiraane ...