1991 waxaa la khaarajiyey madaxweynihii 25aad ee maraykanka (william mckinley) waxaana khaarajiyey ninkasoohor jeeda nabada oo lagu magacaabi jirey (Leon czolgosz)
1991 waxaa la khaarajiyey madaxweynihii 25aad ee maraykanka (william mckinley) waxaana khaarajiyey ninkasoohor jeeda nabada oo lagu magacaabi jirey (Leon czolgosz)
1910 waxaa dhacay qaraxweyn oo ka dhacay dhismaha wargeyska (Los angeles) oo lagu dilay 21qof oo aan waxba galabsan dadkii masuulka ka ahaa qaraxa waxay ahaayeen labo qof oo kistaan ah
1914 waxaa la diley hogaamiye madaxeedkii Austria asaga iyo xaaskiisii iyo carruurtiisi midaas oo soo dadajisey inuu dhaco dagaalkii koobaad ee dunida waxaana dilka deysgay koos bosnia ah muslimna ma ahayn
1925 waxaa la qarxiyey kiniisad ku taala dalka (Bulgeria caasimadda sofia) oo ay ku dhinteen 100 qof in ka badan 500 oo qofna ay ku dhaawacmeen waana dhacdadii ugu weynayd ee Argagixisada ee ka dhacda dalkaas Bulgeria waxaana dhibka geystay shuciyiintii Bulgeria
1991 waxaa la khaarajiyey madaxweynihii 25aad ee maraykanka (william mckinley) waxaana khaarajiyey ninkasoohor jeeda nabada oo lagu magacaabi jirey (Leon czolgosz)
1910 waxaa dhacay qaraxweyn oo ka dhacay dhismaha wargeyska (Los angeles) oo lagu dilay 21qof oo aan waxba galabsan dadkii masuulka ka ahaa qaraxa waxay ahaayeen labo qof oo kirstaan ah waxaana lagu magacaabi jirey (James & Joseph)
1914 waxaa la diley hogaamiye madaxeedkii Austria asaga iyo xaaskiisii iyo carruurtiisi midaas oo soo dadajisey inuu dhaco dagaalkii koobaad ee dunida waxaana dilka deysgay koos bosnia ah muslimna ma ahayn
1925 waxaa la qarxiyey kiniisad ku taala dalka (Bulgeria caasimadda sofia) oo ay ku dhinteen 100 qof in ka badan 500 oo qofna ay ku dhaawacmeen waana dhacdadii ugu weynayd ee Argagixisada ee ka dhacda dalkaas Bulgeria waxaana dhibka geystay shuciyiintii Bulgeria
1934 boqorkii Eleksandarki koobaad ee (Yugoslavia) waxaa shirqool ku dilay nin lagu magacaabi jirey (Vlada Georgieff) wuxuuna ahaa kiristan
1961 waxaa la afduubatay diyaaraddii ugu hereysay ee maraykanka waxana afduubtay nin kiristan ah oo lagu magacaabi jirey (Romerez Ortiz) isagoo ka dajiyey dalka koba
1995 waxaa dhacay weerarkii caanka ahaa ee. (Oklahoma city) waxaa gaadhi lagu soo cabeeyay bambaano waxaana lala beegsaday dhismaha Oklahama weerakas waxaa ku dhintay 19 qof oo aan waxba galabsan bopolaal kalena way ku dhaawacmeen isla markiib jaraa'idada waxaa lagu soo qoray shirqoolkii bariga dhexe 4 maalmood kadib waxaa la ogaadey in ay geysteen weerarka labo nin oo caan ka ah magalada Oklahama oo kiristan ah oo lagu magacaabi jirey (Timothy & Terry) goormuu warkaasi yimid markii maalmo iyo maalmo wixii la rabay la sheegay lakiin maalmo dhan waxaa lalahaa shirqoolki bariga dhexe shirqoolki bariga dhexe
1941 ilaa 1948 dagaalkii labaad kadib 8 sano gudohood waxaa dhacay 259 weerer oo ay fuliyen Argagixisada yuhuuda waxayna ahaayeen ururo jira (Ergon & Stargan & Hageina) waxaana wada ognahay weerarkii caanka ahaa ee bambaanada ahaa ee lagu qaaday (King David Hotel) wuxuuna dhacay qaraxaasi 22nd July1946 waxaana fuliyey ururkii Ergon ee uu hogaamiye u ahaa (Menachem Begin) oo ay ku dhinteen 90 qof oo aan waxba galbasan 28 kamida Bitish ayeey ahaayeen 41 carab ayeey ahaayeen 17 yuhuud ayeey ahaayeen inta kalina waa dad kale ururka Ergon qaraxa markay malegayeen waxay xirteen dharka carabta si ay dadka u tusaan in dhibkaasi ay geysteen Carabta xiligaas MENACHEM BEGIN waxay BIRITISH ku magacawdey ARGAGIXISADA KOOBAAD EE DUNIDA sanado kadib wuxuu noqday RA'ISUL WASARIHI ISRAEL mudo sanado kadin waxaa lasiiyey (NOBEL PRIZE-ka nabada) bal qiyaas qof intaas oo qof diley oo haddana Ra'isul wasare laga dhigay oo haddana jaa'isada nabad sugud ah la gudoon siiyey dhamaan ururadaas dagaalamijiray ee (Stargan & Ergon & Hageina & yetaz Rapin & Menachem Begin & Arial sharol) sanado kadib waxay noqdeen Ra'isul wasaare oo waxay qabteen dawladda israel meelihii ugu sarsareeysay dhamaantood waxay u dagaalimi jireen si yuhuudu ay u helaan dhul fiiri qariiraddii ka horeysay 1945 ( ISRAEL) israel guud ahaan ma jirin dhamaan ururada ayagoo u dagaalamaya yahuuda Falastiin waxay udoodi jirtay una dagaalami jirtey yuhuuda si ay u helaan meel ay dagaan walaalohood Israel wax yar kadib waxay si xoog ah ku heleen dhul waxay dhulka ka saareen Falstiniyiinta maanta ayaa israel waxay ku shaambadeysay falastiin in ay tahay Argagixiso bal qiyaas Hitler oo laayey 6milyan oo yahuud ah oo qowmiyadda yahuuda soo saaray waamaxay sababta falastiniyinta ugu yimaadeen falastiin waxay soo dhaweeyeen ilma adeeradood gacan furan ayeey kusoo dhaweeyeen haddii ay dhul rabaan waxay ahayd inay ku laabtaan Jarmalka oo ay ka yimaadeen ilaa iyo yurub qiyaas qof qariib ah oo aad gurigaaga kusoo dhaweysay maalmo yar kadibna gurigaagii kaasaaray adigoo gurigaaga hortiisa ku oynaya oo dhahaya gurigeyga ayaan u baahanahay dadkuna ay kuugu yeerayan Aragagixiso dabcan haa waa waxa maanta dhacaya
waxaan taariikhda ku haynaa UK gudeheeda in ka badan bopolaal sano ayey (IRA THE IRISH REBUPLICAN ARMY) waxay fulinayeen weeraro badan oo lid ku ah UK waana CATHOLIC diintoodu lakiin waligood looguma yeerin Argagixisada CATHOLIC-ga waxay ugu yeeraan oo kaliya IRA ARE oo kaliya waxaynu og nahay weeraro argagax galin ah in ay fuliyeen kaliya sanadkii 1972 sadeex qarax ayeey fuliyeen kii boobaad 7 qof ayeey ku dileen kii 2aad 11 qof ayeey ku dileen kii 3aad 9 qof ayeey ku dileen 1974 labo qarax ayeey fuliyeen waxayna dileen 5 qof waxayan dhaawaceen 44 qof Calip ku yaala BIRMINGHAM waxay ku dileen 21 qof waxayna ku dhaawaceen 182 qof
1996 waxaa LONDON gudaheeda ka dhacay qarax laba qof ay ku dhinteen 100 qof inka badana ay ku dhaawacmeen waxaana qaraxaas ka dambeeyay 'IRA 1996 isla wakhtigaas waxaa dhacay qaraxyo lagu xiray tukaamo kuyaala MANCHESTAR CHOPING CENTER oo 206 qof ay ku dhaawacmeen 1998 BANBRIDGE ayaa qarax ka dhacay gaari lagu soo cabeeyey qarax waxaana lagu dhaawacay 35qof
isla sanadkaas waxaan la soconaa taariikhdii qaraxii OMAGH gaari wax yaabaha qarxa lagu soo cabeeyey ayaa dilay 29qof 330 qofna waa ku dhaawacmeen dhamaan falalkaas waxaa geysatay dad aan muslimiin ahayn xiriirna lama lahayn muslimiinta
2001 4th MARCH waxaa la qarxiyey xaruntii BBC da waxaana qaraxa geystay 'IRA lakiin dadkaas looguma yeerin Argagixisada CATOLIC-ga sida caadiga ah waxaa nalaga dhaadhiciyey is qarxinta falastiin iyo ciraaq haddii aad taariikhda baarto waxaad helaysaa dadka is qarxinta ku caan baxay waa (LLTT & Timel Taiges) yeey yihiin dadkaas waa hinduus iyo kiristan lakiin muslimka ayaa wax walba lagu eedeeyaa lakiin waxaa la qariyaa ayadoo aan qarsoomeyn xasuuq yadii dunida ee ay geysteen
1(ADOLF HITLER) oo laayey 6 MILLION Kiristaan ayuu ahaa
2( JOSEHP STALIN) waxaa lagu qiyaasaa inuu dilay 20 MILLION wuxuu gaajo ku dilay 14.5 MILLION oo qof si ay u dhintaan markaan waddanka CHINA eegno
3(MAO TSE TSUNG) 14 ilaa 20 MILLION oo ibnu aadam ah ayuu laayey muslimna mahayn taariikhda waxan ku haynaa ( BENITO MUSSOLINI) ITALYA oo kaliya wuxuu ka laayey 400.000 oo aan waxba galabsan Hogaankii FRANCESS-ka 4(MAXIMILIN ROBESPIERRE) wuxuu dilay 200.000 oo qofood oo uu qoorta ka jaray 40.000 kun


Comments
Post a Comment