Posts

Madaxweynaha Jubaland oo booqday degaanka Janaa Cabdalle

Image
  Madaxweynaha Jubaland oo booqday degaanka Janaa Cabdalle 8 Daqiiqo ka hor Axmed Madoobe Arag Fikradaha KISMAAYO —  Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa maanta booqday Deegaanka Janaa Cabdalle oo Galbeedka kaga beegan Magaalada Kismaayo. Booqashadan ayaa ah tii ugu horreysay ee uu halkaas ku tago kadib markii degaanka lagala wareegay Al-Shabaab bishii Janaayo. Madaxweynaha Jubaland ayaa halkaasi kula hadlay cutubyo katirsan Ciidamada maamulka iyo kuwa federaalka. Faah-faahinta warkaasi waxaa Kismaayo kasoo diray wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.

Jacaylku waa nolol noloshuna waa jacayl

Image
  Jacaylku waa nolol noloshuna waa jacayl  Iyadoo qadka uga sheekeyneyso ayey seexatay markaas ayuu sawir gacmeed ka sameeyay! Hadduu Soomaali ahaan lahaan inta baxo ayuu saaxiibtiis labaad u sheekeyn lahaa.😁😁

1991 waxaa la khaarajiyey madaxweynihii 25aad ee maraykanka (william mckinley) waxaana khaarajiyey ninkasoohor jeeda nabada oo lagu magacaabi jirey (Leon czolgosz)

Image
1991 waxaa la khaarajiyey madaxweynihii 25aad ee maraykanka (william mckinley) waxaana khaarajiyey ninkasoohor jeeda nabada oo lagu magacaabi jirey (Leon czolgosz) 1910 waxaa dhacay qaraxweyn oo ka dhacay dhismaha wargeyska (Los angeles) oo lagu dilay 21qof  oo aan waxba galabsan dadkii masuulka ka ahaa qaraxa waxay ahaayeen labo qof oo kistaan ah 1914 waxaa la diley hogaamiye madaxeedkii Austria asaga iyo xaaskiisii iyo carruurtiisi midaas oo soo dadajisey inuu dhaco dagaalkii koobaad ee dunida waxaana dilka deysgay koos bosnia ah muslimna ma ahayn 1925 waxaa la qarxiyey kiniisad ku taala dalka (Bulgeria caasimadda sofia) oo ay ku dhinteen 100 qof in ka badan 500 oo qofna ay ku dhaawacmeen waana dhacdadii ugu weynayd ee Argagixisada ee ka dhacda dalkaas Bulgeria waxaana dhibka geystay shuciyiintii Bulgeria 1991 waxaa la khaarajiyey madaxweynihii 25aad ee maraykanka (william mckinley) waxaana khaarajiyey ninkasoohor jeeda nabada oo lagu magacaabi jirey (Leon czolgosz) 1910 waxaa dh...

Golaha Wasiirada oo loo gudbiyay arrin ku saabsan Bajaajleyda Muqdisho

Image
  Golaha Wasiirada oo loo gudbiyay arrin ku saabsan Bajaajleyda Muqdisho By  Rabiic Cabdiraxmaan - March 23, 2023 Muqdisho (Warda Media Online)  – Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa maanta guddoomiyey shirka todobaadlaha ee Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya, kaas oo looga hadlay arrimo muhiim ah. Kulank oo ay goobjoog ahaayeen inta badan xubnaha Golaha Wasiirada ayaa waxaa looga hadlay dhibaatooyinka ay la kulmaan Bajaajleyda, amniga iyo dagaalka Al-Shabaab. Ugu horreyn Golaha ayaa warbixin gaar ah ka dhageystay Guddiga ka talo-bixinta sidii looga hortagi lahaa dhibaatooyinka ay la kulmaan wadeyaasha Gaadiidka Bajaajta. Guddigan oo sameeyey daraasad, baaritaanno iyo xogwareysi ay la yeesheen wadeyaasha gaadiidka Bajaajta ayaa soo bandhigay tallooyin ka kooban illaa 18 qodob oo xal u ah dhibaatooyinka soo laalaabta ee ay la kulmaan Bajaajleydu. Golaha ayaa ballan-qaadan in la fulin doono dhammaan qodobadaasi, si wax loog...

Ataxiyaadka

Image
 Mansha Allah kaga bogo YouTube channel keena 

Asc Dhamaan umada muslimiin tag ah Ramadan Mubarak

Image
Bismillahi,  Ramadan Mubarak Dhamaan Akhwaan muslimiin Alxamdulillah illaahay baa mahadleh caafimaad nagusoo gaarsiyey 😍  Dhammaan Umadda Muslimka ah gaar ahaan Umadda Soomaaliyeed waxaan ugu tahniyadaynayaa bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan, waa bil Khayr badan, waa bishii dambi dhaafka, naxariista iyo bishii naarta uu Rabbigeen SWT ka xoraynayay addoomadiisa, Allah mahad leh nabad qab nagu soo gaarsiiyay. Fadliga bishaan annagoo ka faa'iidaysanayna waxaan is xasuusinaynaa inaan badinno Cibaadada, sadaqada, kaalmaynta masaakiinta iyo aqrinta Quraamka Kariimka. اللهمَّ ارزقنا صيامَه وقيامَه وتلاوة القرآن فيه، اللهمَّ سلِّمْهُ لنا وتسلَّمْه منَّا وسلِّمْنا فيه وقد عفوت عنَّا وغفرت لنا، اللهم كما بلغتنا شهر رمضان، أعنّا على صيامه وقيامه وطاعاته، وتقبَّله مِنّا يا كريم. 

Kismaayo news

Image
  Kismaayo (Rabiic Market online )  –  Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud weli ku sugan magaallo xeebeedka Kismaayo ayaa ka hadlay arrin ay shalay oo Jimco ah sameeyeen ciidamada Xoogga iyo kuwa Daraawiishta Jubbaland ee ku sugan halkaasi, kadib markii ay qaadeen howlgal ka dhan ah Al-Shabaab Madaxweynaha ayaa marka hore boggaadiyay guusha ay ciidamada huwanta kasoo hoyeen howlgalkaasi oo ay kula wareegeen deegaano horleh. “Waan boggaadinayaa Ayada oo Jimco tahay howlgalladii ay galeen iyo guulihii ay kasoo gaareen iyo dhulkii ay shalay tageen,” ayuu yiri madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Sidoo kale waxa uu ku amaanay dadka deegaanka sida ay ugu diyaar garoobeen howlgallada Al-Shabaab looga saaro deegaanadaas, isaga oo ugu hambalyeeyay,. “Deegaankan dib u xoreynta si fiican ayey uga socotaa runtii waa deegaan ay dadkiisa isugu tashadeen inay horay u socdaan waan bogaadinayaa, waana hambalyeynayaa” ayuu sii raaciyay. Ugu dambeyn wuxuu...