Asc Dhamaan umada muslimiin tag ah Ramadan Mubarak

Bismillahi,  Ramadan Mubarak Dhamaan Akhwaan muslimiin Alxamdulillah illaahay baa mahadleh caafimaad nagusoo gaarsiyey 😍 


Dhammaan Umadda Muslimka ah gaar ahaan Umadda Soomaaliyeed waxaan ugu tahniyadaynayaa bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan, waa bil Khayr badan, waa bishii dambi dhaafka, naxariista iyo bishii naarta uu Rabbigeen SWT ka xoraynayay addoomadiisa, Allah mahad leh nabad qab nagu soo gaarsiiyay.



Fadliga bishaan annagoo ka faa'iidaysanayna waxaan is xasuusinaynaa inaan badinno Cibaadada, sadaqada, kaalmaynta masaakiinta iyo aqrinta Quraamka Kariimka.


اللهمَّ ارزقنا صيامَه وقيامَه وتلاوة القرآن فيه، اللهمَّ سلِّمْهُ لنا وتسلَّمْه منَّا وسلِّمْنا فيه وقد عفوت عنَّا وغفرت لنا، اللهم كما بلغتنا شهر رمضان، أعنّا على صيامه وقيامه وطاعاته، وتقبَّله مِنّا يا كريم. 

Comments

Popular posts from this blog

1991 waxaa la khaarajiyey madaxweynihii 25aad ee maraykanka (william mckinley) waxaana khaarajiyey ninkasoohor jeeda nabada oo lagu magacaabi jirey (Leon czolgosz)

Madaxweynaha Jubaland oo booqday degaanka Janaa Cabdalle

Google's 25th Birthday! 27 September 2023