Waxaa kasi horreeyay dil kale oo ay Al-Shabaabka fuliyeen
Waxaa kasi horreeyay dil kale oo ay Al-Shabaabka fuliyeen deegaanka Tabeelaha Sheekh Ibraahim, kaas oo loo geystay nin lagu magacaabi jiray Cabduqaadir Carab
By Rabiic Cabdiraxmaan
Si kastaba, arrimahaan ayaa kusoo aadaya xilli ay kooxaha ciyaal-weerada markale kusoo laba kacleeyeen magaalada Muqdisho, kuwaasi oo dhibaato xoog leh ku hayay shacabka ku nool magaalada Muqdisho.
RELATED ARTICLES
Dowladda Mareykanka oo qaaday tallaabo ka dhan ah Cali Dheere-ha Al-Shabaab
Sawirro: XASAN oo qorshe culus ka billaabaya Jubaland kadib heshiiskii Baydhaba
Wasaaradda A/Dibedda oo ka laabatay qandaraaskii fadeexadda culus dhaliyey
DF oo shirkad gaar ah u xirtay Visa-ha Kenya xilli uu musuq-maasuqa sii xoogeystay
Shabaab oo ku jirta rafashadii ugu dambeysay ee dhaqaale iyo tallaabooyin ay qaaday
Lix dal oo kulan ka dhacay Washington kasoo saaray go’aan ku saabsan Somalia
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo shacabka Xamar oo qarka u saaran ‘kala dhimasho’
Hay’adda duulista oo war kasoo saartay tallaabooyinka wasiir Fardowsa Cusmaan ee fadeexadda dhaliyey
Jeesow oo dilkii Ikraan Tahliil ka leexiyey kooxdii Farmaajo, una saariyey…
Maxaa wareejinta deegaan doorashada kursigii loo diiday Fahad Yaasin ka dhalan kara?
Mareykanka oo soo saaray sharci ay tahay inay ogaadaan Soomaalida usoo tahriibeysa
Xog: Al-Shabaab oo xanibaad kusoo rogtay horjoogayaal Soomaali iyo ajaanib ah
Shabaab oo ka faa’iideysatay dayac maamul oo Muqdisho ka jira – Sidee wax u dhaceen?
Maxaan ka ognahay sarkaalka tababarka sare haysta ee hogaaminaya dagaalka L/C?
Hay’ad caalami ah oo Xasan Sheekh u gudbisay dalab ka dhan ah sharciga NISA
Al-Shabaab oo shaacisay in baaris ku hayso ‘sarkaalka ganacsiga’ daroogada Xamar
TODAY IN HOME
Next Section
English
Classic version
Powered by
marfeel logo
logo
Caasimada Online (RabiicMarket.net) is an independent Somali News site owned by Caasimada Media Inc. Established in 2009 by Somali-American journalist, RabiicMarket.Online is the largest Somali News site as of March 2017. RabiicMarket.nwes Online covers all the latest headlines in Somali news, politics and society. It also encourages a democratic, and extremism free Somalia. Caasimada Online is updated on a minute-by-minute basis and also offers an exclusive and interesting reports. Caasimada Online main headquarter is in Mogadishu, Somalia. Contact us: Rabiicmarket@.net
© Caasimada Online 2012 - 2022 | All Rights Reserved
About us Privacy Policy Contact Us
1'
DF oo qaaday tallaabo ka dhan ah qareenka matalaya musharaxiintii kursiga HOP086
By Zahra Axmed Gacal -
March 1, 2023
Muqdisho (Caasimada Online) – Shan ka mid ah musharaxiintii u tartameysay kursiga HOP086 oo horay Fahad Yaasiin loogu diiday ayaa soo saaray bayaan wadajir ah oo ay ku eedeynayaa xafiisyada xeer ilaalinta iyo maxkamadda sare ee dalka, kadib markii ay soca weysay dacwad ka dhan ah doorashadii kursigaas.
Musharaxiintaan ayaa sheegay in la xiray qareenkii ay qabsadeen, kaas oo ugu dambeyntii u cadeeyey in culeyska la saaray dartiis uu uga harayo kiiskaan, sidoo kale waxay sheegeen in amniga qareenkaas ay ka welwelayaan.
Musharaxiinta ku saxiixan bayaankaan waxay hoggaanka maxkamadda sare iyo xeer ilaaliyaha qaranka ku eedeeyeen inay hor istaageen xuquuqdoodii dastuuriga aheyd, isla markaana ay meesha u joogaan raali gelinta ragga haya talada dalka.
Hoos ka akhriso qoraalka musharaxiinta oo dhameystiran:
Waxaan ummadda Soomaaliyeed iyo cid walba oo ay khuseyso arrimaha maalmahan ka taagnaa kursiga HOP086 la wadaagaynaa in qareenkii aan qabsannay shalay subaxii loo kaxeeyay Xafiiska Xeer Ilaalinta, iyadoo uusan jirin amar maxkamadeed.
Qareenka oo aroortii hore u tagay Maxkamadda, si uu u xareeyo dacwadda aan u wakiilannay ayay ciidamo ka tirsan Asluubta si khasab ah ugala baxeen gudaha Maxkamadda, waxayna Xeer Ilaalintu sii daysay kadib dhawr saacadood oo su’aalo la waydiinayay.
Qareenku isaga oo tixgalinaya duruufaha ku xeeran kiiskan wuxuu noo caddeeyay in sababo isaga u gaar ah awgood uu kaga laabanayo difaacidda kiiskan, uuna dib noogu soo celiyay wakaaladdii uu naga qaaday.
Waxaan ka warhaynaa guuxa ka dhexjira Ururka Qareennada Soomaaliyeed ilaa shalay ee la xiriira kiiskan, innagoo ku boorrinayna inay difaacaan xadgudubka loo gaystay saaxiibkooda.
Waxay noola muuqataa in Maxkamaddii Sare iyo Xeer Ilaalintiiba ay noqdeen hay’ado aan u madax bannaanayn hawlaha garsoor ee loo igmaday, ayna ku shaqeynayaan rabitaanka iyo siyaasadaha kooxda haysa talada dalka, waxayna si bareer ah is hortaag ugu sameeyeen xuquuqaheenna dastuuriga ah.
Waxaan u mahadcelinaynaa cid kasta oo noo muujisay garab istaag, annaga oo ka dalbanayna hay’adaha amniga inay masuuliyad gaar ah iska saaraan badqabka qareenka oo aan walwal ka qabno.
Khaalid Muxumed Maxamuud (Gaabane)
Dr. Cabdicasiis Maxamed Cabdullaahi (Mataan)
Dr. Cumar Faaruuq Sheekh Cabdulcasiis
Maxamuud Cabdiraxmaan Macallin
Cabdinuur Maxamed Axmed
RELATED ARTICLES
Dowladda Mareykanka oo qaaday tallaabo ka dhan ah Cali Dheere-ha Al-Shabaab
Sawirro: XASAN oo qorshe culus ka billaabaya Jubaland kadib heshiiskii Baydhaba
Wasaaradda A/Dibedda oo ka laabatay qandaraaskii fadeexadda culus dhaliyey
DF oo shirkad gaar ah u xirtay Visa-ha Kenya xilli uu musuq-maasuqa sii xoogeystay
Shabaab oo ku jirta rafashadii ugu dambeysay ee dhaqaale iyo tallaabooyin ay qaaday
Lix dal oo kulan ka dhacay Washington kasoo saaray go’aan ku saabsan Somalia
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo shacabka Xamar oo qarka u saaran ‘kala dhimasho’
Hay’adda duulista oo war kasoo saartay tallaabooyinka wasiir Fardowsa Cusmaan ee fadeexadda dhaliyey
Jeesow oo dilkii Ikraan Tahliil ka leexiyey kooxdii Farmaajo, una saariyey…
Maxaa wareejinta deegaan doorashada kursigii loo diiday Fahad Yaasin ka dhalan kara?
Mareykanka oo soo saaray sharci ay tahay inay ogaadaan Soomaalida usoo tahriibeysa
Xog: Al-Shabaab oo xanibaad kusoo rogtay horjoogayaal Soomaali iyo ajaanib ah
Shabaab oo ka faa’iideysatay dayac maamul oo Muqdisho ka jira – Sidee wax u dhaceen?
Maxaan ka ognahay sarkaalka tababarka sare haysta ee hogaaminaya dagaalka L/C?
Hay’ad caalami ah oo Xasan Sheekh u gudbisay dalab ka dhan ah sharciga NISA
Al-Shabaab oo shaacisay in baaris ku hayso ‘sarkaalka ganacsiga’ daroogada Xamar
Classic version
Powered by
marfeel logo
logo
RabiicMarket (caasimada.net) is an independent Somali News site owned by RabiicMarket Media Inc. Established in 2009 by Somali-American journalist, Caasimada Online is the largest Somali News site as of March 2018. RabiicMarket Online covers all the latest headlines in Somali news, politics and society. It also encourages a democratic, and extremism free Somalia. RabiicMarket Online is updated on a minute-by-minute basis and also offers an exclusive and interesting reports. Caasimada Online main headquarter is in Mogadishu, Somalia. Contact us: Rabiicbambaas@gmail.com
© RabiicMarket.net Rabiic transfer money taaj
2012 - 2023 | All Rights Reserved
About us Privacy Policy Contact Us 611174390

Comments
Post a Comment