Gudoomiyaha Degmada Kaxda Md:Maxamed Yusuf Maxamed oo ay Wehlinayaan Taliyaasha Amniga
Gudoomiyaha Degmada Kaxda Md:Maxamed Yusuf Maxamed oo ay Wehlinayaan Taliyaasha Amniga
![]() |
Degmada ayaa Maanta kormeer ku tagay Wadada laamiga dheer ee u dhaxaysa Degmooyinka Kaxda iyo Dayniile ee Gobolka Banaadir
Guddoomiye Cabdilaahi Sheekh Cabdiraxmaan , muddadii uu joogay xafiiska degmada Kaxda wuxuu xooga saaray ka mira dhalinta qodobo sosocada.
1) Xoojinta iyo kor u qaadista Nabadda, iyo daganaanshaha, kala dambaynta iyo wanaajinta awaamiirta Dawliga ah.
2) Kobcinta iyo kor u qaadista kaabayaasha dhaqaalaha sida, dhaymaystirka laamiga Kaxda oo wajigiisi u danbeeyay meel fiican maraayo.
c) Maamulka, horumarinta iyo kor u qaadista
adeegyada Arrimaha Bulshada, sida waxbarashada, Caafimaadka, Ganacsiga, Nabadgelyada, iyo Nadaafadda.
adeegyada Arrimaha Bulshada, sida waxbarashada, Caafimaadka, Ganacsiga, Nabadgelyada, iyo Nadaafadda.
3) lakunalka bulshada iyo sida odayasha iyo dhalinyadara iyo haweenka
4)waxuu dhagax dhigay wadada isku xidha kaxda iyo Execontrol.
5) iskuxidhka bulshada iyo maamulka dagmada.
6 )iyo kawar qabka dadka dhibaataysan
7) iyo kawar qabka barakacaysha.
a)isbadal ku samaynta iyo kor u qadista adeega caafimaadka.
b)Tayeynta iyo kor u qaadista adeega waxbarashada Ee dagmada.




Comments
Post a Comment